Shaxaha Rasmiga ee kulanka FA Cup Wolves v Manchester United. macalin Ole oo shaxdii lagu bartay ku laabtay.

0
121

 

 

Waxaa lasoo saaray shaxaha Rasmiga ee kooxaha Wolves iyo Manchester United kuwaasoo caawo ku balansan wareega 8aad ee tartanka FA Cup.

 

Shaxda Wolves. (3-5-2)

Goolhaye; Ruddy.

Daafaca; Otto Boly, Coady, Saiss, Doherty.

Khadka dhexe; Neves, Dendoncker, Moutinho.

Weerar; Diogo, Raul.

 

Dhanka kale United ayaa kusoo gashay shax 4-3-3.

Goolhaye; Romero.

Daafaca; Dalot, Smalling, Lindelof, Shaw.

Khadka dhexe; Herrera, Matic, Pogba.

Weerar; Lingard, Martial, Rashford.

Keydka;

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan