Luis Enrique oo soo saaray liiska xidigaha qaranka Spain matali doonaan iyo EPL oo laga soo xushay Kepa iyo De Gea oo kaliya.

0
291

Macalinka xulka qaranka Spain ayaa soo saaray liiska xidigihiiisa u matali doono kulamada is reeb reebka koobka qaramada yurub layaabkuse waxay tahay in Horyaalka Premier League gabi ahaantiisaba uu kasoo xushay labo cayaaryahan kuwaasoo kala ah labada goolhaye ee u kala safta kooxda United iyo Chelsea De Gea iyo Kepa.

Halkaan kaga bogo liiska oo dhameystiran;

Goolhaye; Pau Lopez, De Gea, Kepa Arizabalaga.

Daafaca; Gaya, Jordi Alba, Hermoso, Martinez, Ramos, Sergio Gomez, Jesus Navas, Sergio Roberto.

Khad dhexe; Fabian, Ceballos, Rodri, Busquets, Canales,.

Weerar; Morata, Asensio, Rodrigo, Muniain, Jaime Mata.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan