Isku aadga Sami Finalka UCL oo lasoo saaray wax ka ogoow sida ay kooxaha isugu aadi doonaan ilaa iyo Finalka.

0
174

 

 

Waxaa lasoo saaray isku aadka tartanka horyaalada yurub ayadoo kooxaha sidaan isugu aadeen;

 

Liverpool      v FC Porto.

Ajax        v       Juventus.

Tottenham    v    Manchester City.

Barcelona    v     Manchester United.

Hada halkaan hoose ka ogoow sida kooxaha ay isugu dhici doonaan ilaa iyo Finalka.

Kooxdii badiso Liverpool v FC Porto waxa ku dhici doonaan kooxdii badiso  Barcelona v ManUtd.

Sidoo kale kooxdii soo baxdo Ajax v Juventus  waxay la cayaari doonaan kooxdii soo baxda Spurs v City.

Finalka waxaa isugu imaan doono kooxdii kasoo baxdo Ajaxv Juventus / Spurs v City waxay u bixi doonaan Barcelona v United / Liverpool v Porto kooxdii soo baxdo.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan