DAG-DAG Napoli v Arsenal iyo isku aadka Eurpe League oo lasoo saaray.

0
178

 

 

Waxaa lasoo saaray isku aadka tartanka labaad ee ugu weyn qaarada yuru Uefa Europe League iyadoo ay isugu soo hareen kooxaha Arsenal, Napoli, Villareal, Valencia, Benfica, Slavia Praha, iyo Frankfurt.

 

Isku aadka ayaana sidaan u dhacay;

 

Napoli v Arsenal.

Villareal v Valencia.

Benfica v Frankfurt.

Slavia Praha v Chelsea.

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan