Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (12 Mar 2019) Warar Update ah kaga bogo

1
183

Barnaamijka LIVE NOW waa mid maalin walbo idaacada Ciyaaraha FM (103 Mhz) ka baxo marka laga reebo maalinta Jimcada ah wuxuuna soo galaa 11:00 am barqanimo xiliga geeska Afrika.

LIVE NOW waa barnaamij looga hadlo wararka Update ah ama wax walbo oo kubada cagta la xariiro ee xiligaas barnaamij-ka tooska u baxaayo looga hadlo waxaana soo jeediyaan Zakarie Abdi Mohamed & Abdulkadir Abdullahi Halooyeelo.

Haddaba LIVE NOW soo jeedintiisa ugu dambeesay xiligii barqada Idaacada Ciyaaraha FM ka baxay hoos ka dhageyso fikirkaagana nala wadaag:

Hal aragti

  1. Wxn qaba in Ronaldo dib loo soo celiyo sbbt ah awooda ronaldo iyo tan ziden waa kuwa isku baahan wxna qabaa hdii uu cr7 so labto in wacdaro la yaab leh ay real ,ziden iyo cr7 ay dunida mrkle ka dhigi doonan Madridii awooda badneedna ay dib usoo laaban doonto
    Hala Madrid 💪💪💪

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan