Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (11 Mar 2019) Warar Update ah kaga bogo

1
167

Barnaamijka LIVE NOW waa mid maalin walbo idaacada Ciyaaraha FM (103 Mhz) ka baxo marka laga reebo maalinta Jimcada ah wuxuuna soo galaa 11:00 am barqanimo xiliga geeska Afrika.

LIVE NOW waa barnaamij looga hadlo wararka Update ah ama wax walbo oo kubada cagta la xariiro ee xiligaas barnaamij-ka tooska u baxaayo looga hadlo waxaana soo jeediyaan Zakarie Abdi Mohamed & Abdulkadir Abdullahi Halooyeelo.

Haddaba LIVE NOW soo jeedintiisa ugu dambeesay xiligii barqada Idaacada Ciyaaraha FM ka baxay hoos ka dhageyso fikirkaagana nala wadaag:

Hal aragti

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan