Gianluigi Buffon Oo Rikoor Ka Sameeyay Uefa Champions League.

0
335

Gianluigi Buffon ayaa noqday goolhayaha sedexaad ee 50-kulan UEFA Champions League ah shabaqiisa difaacdo ama aan gool laga dhalinin.

Fadlan hoos kaga bogo goolhayeyaasha ugu shabaq ilaashadka badan Champion-ka:

  1. Iker Casillas (Real Madrid & Port) – 57-kulan
  2. Edwin van der Sar* (Ajax, Juventus, Man. United) 50-kulan
  3. Gianluigi Buffon (Parma, Juve & PSG) – 50-kulan
  4. Petr Cech (Sprta, Chelsea & Arsenal) – 49-kulan
  5. Víctor Valdes (Barcelona) 45-kulan
  6. Manuel Neuer (Schalke, Bayern München) 37-kulan
  7. Dida (AC Milan) 35-kulan
  8. Oliver Kahn (Bayern München) 33-kulan
  9. Pepe Reina (Barcelona, Villarreal, Liverpool, Napoli) 24-kulan.
SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan