Uefa Champions Legaue: Ka Hor Soo Laabashada Caawa Tartanka Dhaga Weyne Maxay Taha Xaqiiqooyinka Laga Qoraayo Iyo Rikoorada Ciyaaryooyda Heestaan.

0
285

Halkaan Waxaan Ku Soo Qaadan Doonaa Rikoorada Ugu Sareeya ee Tartanka Champions League Gaar ahaa Wareega 16-ka.

Ciyaartooyda

Ciyaartooyda Ugu Safashada Badan Wareega 16-ka Iyo Kulamada ay Safeen:

28 Cristiano Ronaldo* (Manchester United, Real Madrid)
26 Lionel Messi* (Barcelona)
25= Iker Casillas* (Real Madrid, Porto)
25= Andrés Iniesta (Barcelona)
23= Zlatan Ibrahimović (Juventus, Internazionale Milano, Barcelona, AC Milan, Paris Saint-Germain)
23= Arjen Robben* (Chelsea, Real Madrid, Bayern München)
22 Sergio Ramos* (Real Madrid)
21= Xabi Alonso (Real Sociedad, Liverpool, Real Madrid, Bayern München)
21= Dani Alves* (Sevilla, Barcelona, Juventus, Paris Saint-Germain)
21= Patrice Evra (Monaco, Manchester United, Juventus)
21Cesc Fàbregas (Arsenal, Barcelona, Chelsea) 
21= Frank Lampard (Chelsea, Manchester City)

Ciyaartooyda Ugu Goolasha Wareega 16-ka Iyo Goolasha ay Dhaliyeen:

24 Lionel Messi* (Barcelona)
20 Cristiano Ronaldo* (Manchester United, Real Madrid)
12 Thomas Müller* (Bayern München)
9 Robert Lewandowski* (Borussia Dortmund, Bayern München)
8= Karim Benzema* (Lyon, Real Madrid)
8= Thierry Henry (Arsenal, Barcelona)
8= Arjen Robben* (Chelsea, Bayern München)
6= Edinson Cavani* (Napoli, Paris Saint-Germain)
6= Samuel Eto’o (Barcelona, Internazionale Milano, Chelsea)
6= Mario Gomez (Bayern München)
6= Zlatan Ibrahimović (Barcelona, AC Milan, Paris Saint-Germain)
6= Robin van Persie (Arsenal, Manchester United).

Hal Ciyaar Xidigaha Goolasha Ugu Badan Dhaliyay wareega 16-ka Iyo Sanadihi Ay Sameeyeen:

5 Lionel Messi (Barcelona v Bayer Leverkusen, 07/03/12)
4 Mario Gomez (Bayern München v Basel, 13/03/12)
3= Sylvain Wiltord (Lyon v Werder Bremen, 08/03/05)
3= Adriano (Internazionale Milano v Porto, 15/03/05)
3= Nicklas Bendtner (Arsenal v Porto, 09/03/10)
3= Robin van Persie (Manchester United v Olympiacos, 19/03/14)
3= Pierre-Emerick Aubameyang (Borussia Dortmund v Benfica, 08/03/17)
3= Sadio Mané (Liverpool v Porto, 14/02/18).

Kooxaha:

kooxaha Ugu Badan ee Ka Soo Muuqda Wareega 16-ka:

16 Real Madrid
15= Barcelona
15= Bayern München
14
 Arsenal
13 Chelsea
11= Manchester United
11= Porto
10= AC Milan
10= Juventus
10= Lyon
8 Internazionale Milano.

Horyaalada Ugu Badan Ay Kooxahooda ka Soo Muuqdaan Wareega 16-k

55 England
50 
Spain
38 
Italy
36 
Germany
25 
France.

Kooxaha Guulaha Ugu Badan Ka Gaaray Wareega 16-ka Iyo Inta Jeer ay Guuleesteen:

12 Barcelona
11 Bayern München
9 Real Madrid
8 Chelsea
6= Juventus
6= Manchester United
5= Arsenal
5= AC Milan
5= Liverpool
4= Atlético Madrid
4= Internazionale Milano
4= Paris Saint-Germain
4= Lyon.

Kooxaha Guuldarooyinka Ugu Badan Haysta wareega 16-ka  Iyo Inta Jeer ay Guuldareesteen:

9 Arsenal
8 Porto
7 Real Madrid
6 Lyon
5= AC Milan
5= Chelsea
5= Manchester United
4= Bayer Leverkusen
4= Bayern München
4= Internazionale Milano
4= Juventus

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan