Labadaan Koox ayaa Ah Kubo Ugu Adag Ee wareegan Taagan.
Wareega 16-ka waa Meelaha Ugu adag Ee Tartankaa Walaaca laga Muujiyo.
Roma Dhibaato Badan ayay Dhaxda Kaga Jiraan Xiligaan Marki Wax lagu Qiimeeyo.
Fc Porto waxay ka Mid tahay Kooxaha Ugu Rajada Fiican Qaarada Yurub awooda Xiligaan.
Roma possible starting lineup:
Mirante; Karsdorp, Marcano, Jesus, Kolarov; Zaniolo, N’zonzi, Cristante; El Shaarawy, Dzeko, Kluivert
Porto possible starting lineup:
Casillas; Militao, Felipe, Pepe, Telles; Pereira, Torres, Herrera; Otavio, Soares, Brahimi
Ogeysiisa Kulanka:
Kooxaha: Roma Vs Fc Porto.
Tartanka: Uefa Champions League.
Saacadda: 11:00Pm.
Garoonka: Olampico Stadium.