Hordhac: Man City Vs Chelsea, Safafka Macquulka Iyo Saacada La Daawan Doono Kulanka.

0
248

Kooxda Kubada Cagta ee Man City Ayaa Diyaar u ah in ay caawa soo Ceshtaan Hogaanka Horyaalka oo Shalay Kala Wareegtay Liverpool.

Sido Kale Chelsea ayaa Iyana Dooneysa Guul Si Ag Ugu Soo Laabtaan Booskooda Afaraad oo lagala Baxay Maalintii Shalay Ahayd.

Inta Badi Jamaahiirta Kooxaha Kale ayaa Ku Kale aragti duban rabitaanka Natiijada Ciyaartaan Iyagoo Labada Dhinac u kala Safan.

Lugti Hore ee Horyaalka ay Wada Ciyaareen Waxaa Guuleesatay Chelsea.

Safka Macquulka ee Man City: Ederson; Walker, Stones, Otamendi, Laporte; De Bruyne, Fernandinho, D Silva; Sterling, Aguero, Sane.

Safka Macquulka Ee Chelsea: Kepa; Azpilicueta, Rudiger, Luiz, Alonso; Kante, Jorginho, Barkley; Willian, Higuain, Hazard.

Ogeysiika Kulanka:

Saacada: 07:00Pm

Kooxaha: Man City Vs Chelsea.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan