Hordhac: Atletic Bilboa Vs Barcelona Safafka Macquulka Iyo Saacada La Daawan Karo Kulanka.

0
208

Barcelona ayaa Diyaar U Ah In Sii Dheereestaan Hogaanka Horyaalka Dalkaasi Spain.

Kadib Guuldaradii Xalay Ku Dhacday Atletico Madrid waxay Doonayaan Inay Ka Faa’iideestaan ayana Farqiga Sii Xoojiyaan.

Athletic Bilbao safkeeda Macquulka: Herrerin; Capa, Alvarez, Inigo, Yuri; R Garcia, Bernat, D Garcia; Cordoba, Williams, Muniain

Barcelona Sakeeda Macquulka: Ter Stegen; Roberto, Pique, Lenglet, Semedo; Busquets, Rakitic, Vidal; Dembele, L Suarez, Messi.

Ogeysiiska Kulanka:

Saacadda: 10:45pm Xiliga Geeska Africa.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan