Eriksen Oo Markale Iska Diiday In Uu Hishiis U Kordhiyo Kooxdiisa Tottenham.

0
307

Kooxda Kubada Cagta ee Tottenham ayaa wajihi doonta dhibaato Suuqa kala Iibsiga ah Waxayna U Badan Tahay In Xidigooda Eriksen Ay Ka iibin doonaan Kooxaha ay ku xifaaltamaan Horyaalka England.

Spurs ayaa Todaabkii la soo dhaafay u diiday dhigeeda Real Madrid in ay ka iibiyaan wiilka reer Denmark tasoo dhalisay in Ay Madrid Isaga Baxdo Qaadashada Xidigaan.

United Iyo Chelsea Midkood ayaa Ku Guulesan Doona Saxiixa Xidigaan.

Haatan waxaa Isugu Soo Haray Doonistiisa Kooxaha Man United Iyo Chelsea Kubaas Ugu Cadcad Qaadashada Eriksen.

Eriksen Hishiiska Uu Tottenham kula jiro waxaa kaga Harsan Kaliya 18-bilood tasoo walaaca ku sii badineysa Maamulka Spurs.

Xidigaan ayaa doonaya in uu mushaaraad Iyo Koobab Ku Guuleesto Tasoo uu Ka Heli Karo Kooxaha Haatan Lala Xiriirinaayo.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan