Safafka rasmiga ah ee Fulham iyo Manchester United oo lasoo saarray xilli uu Lukaku kusoo billawday!

0
90

Waxaa goor dhow  billaaban doonta ciyaarta xiisaha badan ee u dhexeysa kooxaha Manchester United iyo Fulham, taasi oo ka billaabaneysa garoonka Craven Cottage.

Kullankan ayaa ka tirsan horyaalka Premier League, waxaana Red Devils ay ku jirtaa qaab ciyaareed sare iyadoo toban kullan guuldarro la’aan ah, waxaana ay doonayaan inay ka mid noqdaan kooxaha afarta sare ka noqda kala sarraynta horyaalka.

Fulham XI: Rico, Odoi, Le Marchand, Ream, Vietto, Chambers, Seri, Bryan, Schurrle, Babel, Mitrovic

Keydka: Fabri, Sessegnon, Kebano, Cairney, Ayite, Christie, Anguissa

Man Utd XI: De Gea, Dalot, Jones, Smalling, Shaw, Herrera, Matic, Mata, Pogba, Martial, Lukaku

Keydka: Romero, Bailly, Sanchez, Rashford, Lingard, Young, McTominay

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan