Record: Bale Oo Gaaray Goolkiisa Boqolaad ee Kooxda Real Madrid

0
201

Grathe Bale ayaaa 100-gool u dhaliyay Real Madrid dhamaan tartamada kala duwan.

Xili cayaareed walbo goolasha uu Bale Madrid u dhalinaayay iyo kulamada uu cayaaray:

2013/14: 44-kulan, 22-gool
2014/15: 48-kulan, 17-gool
2015/16: 31-kulan, 19-gool
2016/17: 27-kulan, 9-gool
2017/18: 39-kulan, 21-gool
2018/19: 28-kulan, 12-gool (xili cayaareedka weli wuu socdaa)
Wadarta guud waayihiisa Madrid: 217-kulan & 100-gool dhamaan tartamada kala duwan.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan