Hordhac: Liverpool Vs AFC Bournemouth, Safafka Macquulka Iyo Saacadda La Daawan Doono Kulanka.

0
91

Kooxda Kubada Cagta ee Liverpool Ayaa Caawa u Baahan in ay Dib U Soo Ceshtaan Hogaanka Horyaalka oo Farqiga goolasha looga Hogaaminaayo.

Reds Ayaa ka Warqabta In kooxda ay loolamayaan ee Man City ay beri kulan adag la ciyaari doonta kooxda Chelsea oo ka mid ah kooxaha ugu dhibaatada Badan Horyaalka.

AFC Bournemouth waa mid ka mid ah kooxaha Dhibaatada u geesta kooxda uu majaraha u haayo Klopp.

Related image

Safka Macquulka ee Liverpool: Alisson; Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Robertson; Milner, Fabinho; Shaqiri, Firmino, Mane; Salah

Safka Macquulka ee Bournemouth: Boruc; Cook, Ake, Daniels; Stanislas, Gosling, Lerma, Surman, Fraser; King, Solanke

Ogeysiiska Kulabka:

Kooxaha: Liverpool Vs Bournemouth

Saacadda: 06:00 Pm ( X/G Africa).

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan