Hordhac: Huddersfield Town Vs Arsenal, Safafka Macquulka Iyo Saacada La Daawan Doono Kulanka

0
101

Arsenal Ayaa Kulankoodii ugu dambeeyay Horyaalka Qasaare La kulmay markaas oo ay Man City garaacday.

Huddersfield Waxay ka mid yihiin  kooxaha ugu hooseeya horyaalka waxayna rajeynayaan in ka soo baxaan kaalmahaas inkistoo awood ahaan ay aad u liitaan.

Image result for Huddersfield Town Vs Arsenal

Safka Macquulka ee Huddersfield:  Lossl; Smith, Zanka, Schindler, Kongolo; Billing, Bacuna, Mooy; Diakhaby, Mounie, Mbenza

Safka Macquulka Ee Arsenal: Leno; Jenkinson, Koscielny, Mavropanos, Monreal; Suarez, Torreira, Guendouzi; Ramsey; Lacazette, Aubameyang

Ogeysiiska Kulanka: 

Kooxaha:  Huddersfield Town Vs Arsenal

Saacadda: 06:00pm ( X/G Africa )

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan