Hordhac: Fulham Vs Manchester United, Safafka Macquulka Iyo Saacada La Daawan Doono Kulanka.

0
99

Kooxda Man United Ayaa Maanta Fursad  U Haysta In Ay Kaalinta afaraad soo fariistee si ku meel gaar ah hadii ay guul ka garaan kooxda Fulham.

Ole Gunner oo shalay loo doortay macalinka bisha Janaayo ayaa diyaar u ah in uu sii wato guulahiisa joogtada ee Kooxda Man United ku Hogaaminaayo.

Fulham waxa ay ka mid tahay Kooxaha Ugu Hooseeya Horyaalka Eplka Iyagana Waxay Diyaar u Yihiin in ay guul gaar si ay kaga soo baxaan boosaska hoose.

Image result for fulham vs manchester united

Safka Macquulka ee Fulham: Rico; Odoi, Le Marchand, Ream, Bryan; Chambers, Seri, Cairney; Babel, Mitrovic, Sessegnon

Safka Macquulka ee Man United: De Gea; Dalot, Lindelof, Jones, Shaw; Fred, Herrera; Sanchez, Pogba, Martial; Lukaku

Ogeysiiska Kulanka:

Kooxaha: Fulham Vs Man United.

Saacadda: 03:30 Pm (X/G Africa)

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan