FT: Man United Oo Kaalinta Afaraad Soo Fariisatay Kadib Guushii ay ka Gaareen Fulham.

0
137

Man United ayaa Dardar Xoog leh soo bandhigtay kulankii Ay Ciyaareen waxayna U dagaalamaayeen in ay kaalinta afaraad si ku meel gaar ah u sii fariistaan maadaama ay Chelsea beri ciyaari doonto.

Bilaawgii ciyaarta Hogaanka waxaa u dhiibay Pogba kasoo Dharbaaxada bilaaway.

Isla Qeebtii Hore Ee Ciyaarta United waxaa u suurta Gashay inay goolka Labaad Helaan waxaana u dhaliyay Martial.

Qeebta hore waxaa lagu kala nastay 2-0 oo ay United hogaanka ku hayso.

Marki La Isku Soo Laabtay Qeebta Labaad waxaa Ciyaarya Sii Dheereyay Pogba Oo Rigoore Gool U Badalay.

Ciyaarta ayaa ku soo idlaatay 3-0.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan