FT: Arsenal Oo Garaacday Huddersfirld Town.

0
126

Kooxda Gunners ayaa Dib Ugu Soo Laabata Wadada Guulaha ee Horyaalka Eplka.

Qeebta Hore ee Ciyarta ayay Si Adag U Weerartameen Kooxda Arsenal Iyagoo ay Guul ka Go’need.

Bilaawga bandhiga Goolasha waxaa daah Furay Iwobi oo ciyaarta ka dhigay 1-0.

Isla Qeebti Hore ciyaarta Arsenal ayaa Heshay Goolka Labaad waxaana u Dhaliyay Lacazeta.

Qeebta Hore waxaa Lagu kala Nastay 2-0 oo ay Arsenal Ku Hogaamineyso.

Marki Isku Soo Laabtay Qeebta Labaad Arsenal Wax Gool Ah Meysan Helin Inkistoo ay Dagaalameen.

Huddersfield ayaa Gool Soo Celisay waxaa Iska Dhaliyay S.Kolasnic oo Arsenal Ka Tirsan.

Ciyaarta ayaa Ku Soo Idlaatay 2-1 Oo ay Arsenal Guusha Ku Raacday.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan