Juventus oo Safartay La’aanta Mandzukic, Pjanic Iyo Khedira, Kulanka Ay La Ciyaarayaan Lazio.

0
137

Kooxda Uu Hogaamiye Allegri ayaa caawa ciyaari doonta kulan Ka Tirsa Horyaalka Talyaaniga markaaso oo ay ka Hortagayaan Lazio.

Dhaawacyo badan ayaa Haraadiyay Kooxda Juva Tasoo walaac Badan Ku abuurtay taageerayaasha Kooxda Marwada Duqda ah.

Allegri ayaa ku dhaawaqay liiska Ciyaaryooyda ayagoo ay ka maqan yihiin xidigo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Mandzukic, Pjanic Iyo Khedira.

Goolhayeyaasha: Szczesny, Perin, Pinsoglio

Daafacyada: Chielini, Bonucci, Cancelo, Rugani, Spinazzola, De Sciglio, Alex Sandro

Qadka dhexe: Matuidi, Emre Can, Bentancur

Weerarka: Ronaldo, Dybala, Douglas Costa, Kean, Bernardeschi, Fagioli

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan