HT: Manchester City Oo Hogaanka U Haysa Kulanka Ay Laciyaarayso Burnley.

0
118

Kooxda kubadda cagta Manchester City oo kubadda inta badan maamulaysay ayay u suurta gashay in ay hogaanka u qabato ciyaarta.

City ayaana daqiiqaddii 23-aad gool ka heshay laacibka weerarka ka ciyaara Ee Gabriel Jesus kadib caawin uu kahelay Danilo.

Kulankan oo katirsan tartanka FA Cup ayaa qaybtiisa hore lagu kala nastay 1-0 oo ay ku hogaaminayso City.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan