Coutinho Goormee ayuu Chelsea Ku Biiri doonaa, Wax Ka Ogoow Xog Hoose Oo Ku Saabsan Arimahaas.

0
362

Kooxda Kubada Cagta Ee Chelsea ayaa Si Xoogan Lala Xiriirinayaa Qaadashada Coutinho Oo Barcelona Ka Tirsan.

Blues Ayaa Isku Diyaarineysa In Ay Horyaalka Eplka Dib Ugu soo celiyaan wiilka reer Barazil Ayagoo Diyaar u ah in ay Boqol Milyan Ka Badan Ku Qarash Gareeyaan.

Coutinho Ayaa U muuqda Mid Ku Fashilmay Maqaamka Kooxda Barcelona Laga Rajeynaaye in uu Ka Gaaro waxaana Loo Badinayaa in ay Iska Iibin Doonaan Kooxda Barca.

Barca Ayaa Haatan Badalkiisa Soo iibsatay Waana De Jogn oo June Imaan Doona Kooxda Barcelona.

Coutinho Ma Bixi Doono Bishaan Janaayo Balse Bisha July Marka La Gaaro ayaa Loo Badinayaa In Uu Chelsea Caga Dhigto ayadoo La Rajeynaayo In Uu Badal U Noqdo Hazard oo Laga Yabaabo In Uu Madrid Ku Biiro.

Blues Dhankooda Kalsooni Badan Ayay Ka Muujinayaan Helista Wiilka Reer Brazil Ee Coutinho.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan