Rasmi: Isku aadka Copa America Oo Lagu Dhawaaqay, Japan Iyo Qatar Oo Ka Soo Muuqday Tartanka Maxay Tahay Sababta ay Kaga Qeyb Galayaan iyagoo Qaarada Asia ka Tirsan

0
329

Rasmi isku aadka Copa America 2019 heerkiisa guruubyada oo la sameeyay.

Wuxuu bilaabanayaa 14 June 2019 asigoo soo idlaan doono 7 July 2019 waxaana marti galinayaan Brazil.

Brazil 2007 ayaa ugu dambeesay inay tartankan qaadaan halka Argentina ugu dambeesay 1993 hanashadiisa.

Qatar iyo Japan waa lagu casuumay inay cayaaraan Copa America 2019 halka Chile ay yihiin difaacadayaasha tartankan.

Isku Aadka Ka Aqriso Sawirka Hoose:

Tartankaan Ayaa Ah Mid Ay Aad Ugu Loolamaan Xulalka Qaarada Fog ee Amrecia Ka Yimaada Waxayna U Noqon Doontaa Dagaal Hor leh.

Qatar Iyo Japan Waa Asia Balse Waxay Casuaad ka Heleen Xiriirka Kubada Cagta re Qaarada America.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan