Miyay Sevilla Ka Quusatay Saxiixa Anthony Martial.?

0
183

Anthony Martial aya waayihii u danbeeyay xiisa ka helayay kooxda kubadda cagta Sevilla, taas oo aad u doonaysa adeegga Laacibkan.

Balse United ayaa doonaysa in ay sii haysato weeraryahankii hore ee Monaco si uu qayb uga noqdo kacaanka tababare Solskjaer.

Si kastaba ha ahaatee, Daily Mail ayaa baahisay in Sevilla ay wali ku fakarayso heltaanka Martial, inkasta oo uu qarka u saaranyahay in uu 5-sano oo heshiis cusub ah uu qalinka ugu duugo kooxda Old Trafford.

Xidigii hore ee AS Monaco ayaa diyaar u ah in uu waqtigan saameen ku yeesho kooxda tababare Ole Gunner Solskjaer.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan