“Waxa Noo Rumoowday Riyadeena” waxaa Sidaas Barteeda Soo Dhigtay Saaxibta De Jong Mikky Kiemeney

0
375

Gabadha Ay Saaxiibada Yihiin Saxiixa Cusub Ee Kooxda Barcelona Frankie De Jong Ayaa Arimo Badab Banaanka Soo Dhigtay Kadib Markii Ui Saaxibkeed Ku Biiray Kooxda Barcelona.

Wax Yaabaha Ay Ka hadashay waxaa ka mid ah in inayada Iyo Lamaankeeda ay Taheero buuxda u ahaayeen kooxda ui haatan ka mid noqday.

“30 Dec 2015, sedex sano ka hor waxaan tagnay Camp Nou anagoo taageero u ah Barcelona, waana isla daawanay kooxdaadii riyada ee aad waligaa jecleyd”

“23 Jan 2019 waa maalintii riyadaadii ay rumowday oo aad noqotay cayaaryahan Barcelona ah. Waan sugi la’ahay inaan ku raaxeesto daqiiqad kasto oo aad Camp Nou ku cayaari doontid”

Sidaas waxaa tiri Mikky Kiemeney oo ah Frenkie De Jong saaxiibtiis qoraalkan iyo sawirkaba barteeda Instagram-ka ayay soo dhigtay.

Frankie De Jong Ayay Barcelona Shalay La Wareegtay waxa uuna ku Soo Biiri doonaa 1-julay ee sanadaan.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan