Safafka Rasmiga Ah Ee Kulanka Ee Chelsea Vs Tottenham.

0
169

Kulankan oo katirsan afar dhammaadka koobka seddexaad ee England ayaa dhex mari doona kooxaha reer London ee Blues iyo Spurs.

Kulankan ayaa labada kooxoodba ay lasop shirtageen xidigahooda muhiimka ah, iyada oo Chelsea ay weerarka kusop bilaawday Giroud.

Chelsea XI: Kepa, Azpilicueta, Luiz, Rudiger, Emerson, Jorginho, Kante, Barkley, Pedro, Giroud, Hazard

Tottenham XI: Gazzaniga, Aurier, Alderweireld, Vertonghen (C), Davies, Dier, Winks, Sissoko, Eriksen, Lamela, Llorente.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan