RASMI: AS Monaco Oo Shaqada Ka Joojisay Tababaraheeda Thierry Henry.

0
247

Kopxda kubadda cagta AS Monaco ayaa caawa ku dhawaaqday in ay ganaax garka u galin doonto tababaraheeda Thierry Henry.

Kooxda ka ciyaarta Ligue 1 ayaana laga war sugi doonaa go’aankeed ugu dambeeya ee ay kasoo saarto tababaraheeda waqtigan.

Monaco ayaa bayaan ay soo dhigtay website-keeda rasmiga ah kusheegtay.

“AS Monaco waxa ay ku dhawaaqaysaa in ay go’aansatay in ay laga bilaabo caawa aya shaqada tababarnimo eeĀ  kooxda koobaad ka joojiso Thierry Henry, iyada oo lasugi doono go’aanka u dambeeya.

Franck Passi ayaa looxda tababari doona maalinimada bari oo jimco ah.”

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan