wararka ugu waaweyn ee suqa kala iibsiga iyo wax walbo oo ka cusub kooxdaada.

0
315

 Ramsey, Dybala, Suarez , Bergwijn,Eric Bailly  iyo wararka ugu waaweyn ee xanta maanta la Qoraayo.

Ramsey oo Bishaan Ku biiri Doona Juventus:

Kooxda Kubada cagta Ee Arsenal Ayaa Ramsey u Ogolaan doonta kooxda Juventus Bishaan Janaayo Balse waa hadii ay Arsenal Soo Qaataan Labada Ciyaartooy Ee Kala Ah Denis Suarez oo Barcelona ka Tirsan iyo James Rodriguez oo bayar amaah ku jooga Hadii ay Labadaan Xidig Helaan waxay Ramsey u Fasixi Doonaan Ku Biirista Kooxda Juventus (Independent)

Denis Suarez Oo Laga Yaabo in uu Barcelona Sii joogo:

Gaabis Ayaa Ku Yimid Hishiiska Amaahda ee uu Arsenal ku Imaan Lahaa Denis Suarez Sababtoo ah Arsenal Ma Doonayaan In Ay Xidigaan iibsadaan xagaaga Barca Waxay Doonayaan In Ay Xagaaga Toos Kaga Iibiyaan Xidigaan(Mail)

Manchester United Oo Iska Diiday Dalab Kaga Yimid Arsenal:

Kooxda Man United Ayaan Marnaba U Ogolaan Doonin Eric Bailly In uu Ku Biiro Kooxda Arsenal Tasoo Qaab amaah Ah Ku Dooneysa Daafacaan Kadibna Ay Qorsheeanayaa In Si Joogta Ah iibsadaan Marki Lagaaro Xagaaga Soo Aadan(Mail) 

Real Madrid Oo Qaadaneysa Dybala:

Kooxda Horyaalka Spain Ka Ciyaarta Ee Real Madrid Ayaa Liiska Ku Darsaneeysa Inay Xagaaga Soo Qaataan Wiilka Reer Argentina ee Dybala oo 25-sano Jir ah Waxayna Ku Soo Qaadan Doonaan£90m oo Gini(Sun)

Barcelona oo Ku Guuleesan Karta Loolanka  Frenkie de Jong:

Kooxda Kubada Cagta ee Barcelona ayaa Qarka U Saaran In Ay Man City Iyo Psg Ku Garaacaan Saxiixa Wiilka AJax Qadka Dhaxe Kaga Ciyaara ee  Frenkie de Jong Oo 21-sano Jir Ah (Express)

Chelsea Oo Raadineysa Elseid Hysaj:

Kabtanka Labaad Ee Kooxda Chelsea Azpilicueta Ayaa Mustaqbalkiisa Kooxda Chelsea Shaki Weyn La Gelinayaa Maadaama Macalinka Chelsea Sarri Uu Suuqa Ka Dalbaday Badalkiisa oo Uu U Arko Wiilka Napoli Ka Tirsan Ninka Lagu Magacabo Elseid Hysaj Oo 24-Sano Jir Ah (Mirror) 

Tottenham oo Ku Soo Biirtay Loolanka Loogu Jiro  Xidig Ka Tirsan PSV Eindhoven

Kooxda Man United Ayaa Looalan Kala Kulmeysa Dhigeeda Tottenham Qaabki Ay Ku Soo Qaadan Lahaayeen Steven Bergwijn oo Garabka Weerarka kaga Ciyaara Kooxda  PSV Eindhoven (Sun)

Martial Oo Hishiis Cusub laga Saxiixaayo:

Martial Ayaa ka mid ah Ciyaartooyda muhiimka u ah macalinka ku meel gaar ee Man United Waxayna Maamulka kooxda Ku Dadaalayaan Qaabkii Hishiiska loogu saxiixi lahaa, 48-saac ee soo aadan ayay Man United ku soo idleen doontaa Hishiis Kordhinta wiilka Reer France ee Martaial (ESPN)

Juventus oo Soo Qaadaneysa Matteo Darmian:

Juventus Ayaa Qarka u saaran in ay qaab amaah ah kula soo wareegaan Daafaca kooxda Man United Matteo Darmian oo 29-sano jir ah (Guardian)

Mirror

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan