Messi iyo Dembele oo ka maqan liiska xiddigaha caawa, iyo Boateng oo lagu soo daray!

0
213

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa soo magacaabay liis ka kooban 20 ciyaaryahan kuwaasoo diyaar u ah inay wajahaan Sevilla.

Labada koox ayaa waxa ay wada ciyaarri doonaan lugta koowaad ee Copa del Rey, waxaana liiska ka maqan Ousmane Dembele oo dhaawac kasoo gaarray anqowga kullankii Leganes.

Haddaba waa kan liiska xiddigaha kullanka caawa diyaarka u ah.

Goolhayeyaal: Ter Stegen, Cillessen;

Difaaca: Semedo, Piqué, Lenglet, Jordi Alba, Vermaelen;

Khadka dhexe: Rakitic, Sergio Busquets, Coutinho, Arthur, Sergi Roberto, Aleñá, Vidal, Riqui Puig, Denis Suarez;

Weeraryahanno: Suárez, Prince Boateng, Malcom.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan