RASMI: Mario Balotelli Oo Kubiiray Koox Cusub.

0
358

Weeraryahankii hore ee kooxaha AC Milan, Liverpool, Iyo Manchester City ayaa lagu sop warramayaa i  uu ku biiray Marseille.

Balotelli oo waqti kamid ahaa weeraryahanada ugu tayada wanaagsan yurub, ayaa waqtigan aan kujirin qaab ciyaareed wacan.

Super Mario ayaana caafimaadka u mari doona kooxdiisa cusub marka lagaro subaxnimadi bari, inkasta oo aan lashaacin heshiiskiisa.

Weeraryahanka kooxda Nice ayaana qalinka ku duugi doona heshiis 6-bilood ah oo uu kula sii joogayo Milan.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan