Higuain Oo Lagu Arkay Magaalada London Iyadoo Saacado Kadib Lagu Dhawaaqi doono Hishiiskiisa.

0
259

Sida Hatan lagu daabacay wargesyada ka soo baxa Gudaha England Higuain ayaa goordhaw ka gudbi doona Tijaabada Caafi maadka kooxda Kubada Cagta Ee Chelsea Iyadoo saacada Soo Aadan Saxaafada loo soo bandhigi doono.

Shaashada Garoonka Diyaarahada ee magaalada London Ayaa soo qabtay Gonzalo Higuain oo ka soo dagaya diyaarad qaas ah oo Ay Chelsea leedahahy.

Image result for higuain arrives london airport

Image result for Higuain On Chelsea Medical

Imaanshiyaha Higauin Ayaa Waxa Ay Sugayaan kooxda Atletico tasoo iyana ku dhawaaqi doonto inay Morata amaah kaga qaateen kooxda Chelsea.

26-sano jirkaan ayaa gaaray magaalada Madrid Maalintii Shalay Ahayd sida ay sheegeen ilo u dhaw kooxda Atletico Madrid kaliya waxay u xayiran yihiin in ay Chelsea Dhameestirto saxiixa Higuain Oo Hal Saac kadib lagu dhawaaqi doono.

Higauin ayaa haatan ku sugan magaalada London Gaar ahaan isbitaalka Ay Caafimaadka ku maraan Ciyaaartooyda Kooxda Chelsea Marki ay Kooxda ku soo Biiraan

Related image

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan