RASMI: Scott McTominay Oo Heshiis Cusub U Saxiixay Machester United.

0
187

Xidiga qadka dhexe ka ciyaara ee Scott McTominay aya qandaraas waqti dheer ah qalinka ugu duugay kooxdiisa Manchester United.

Laacibka reer Scotland oo kamid ah xidigaha kooxda koobaad ee man United ayaa qalibka ki duugay heshiis uu kooxda kusii joogayo tan iyo sannadda 2023.

“Wali waa aan yarahay waxa aanna wax ka baranayaa tababarha kooxda iyo shaqaalihiisa tababarka.”ayuu yiri Scott McTominay.

United ayaa maalmihii u danbeeyay isku dayayay in ay sii haysato xidigaheeda waqtigan, iyada oo lafilayo in saacadaha soo aaddan uu kooxda heshiis cusub u saxiixo Anthony Martial.

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan