Real Madrid Oo Man United Iyo Chelsea Kaga Adkaatay Saxiixa Laacibkan.

0
350

Laacibka ay wada doonayaan Roma iyo Manchester United ee Eder Militao ayaa lagu soo warramayaa in uu heshiis lagaaray Real Madrid.

Eder Militao ayaa noqday mid kamid ah Xidigaha loo doon doonista badanyahay ee ka ciyaara Portugal, kadib bandhig qurux badan oo uu kusoo bandhigay Porto.

Kooxaha Manchester United, Liverpool, Chelsea iyo Roma aya dhammaantood saf dheer ugu jira sidii ay ku heli lahaayeen laacibkan.

Warsidaha kasop baxa isbaanishka ee AS ayaa ku warramay in Militao uu heshiiska shaqsiga ah lagaaray Real Madrid, inkasta oo aan lahubin kubiiritaankisa Madrid maadaama uu xiisa kahelayi kooxo kale.

Los Blancos ayaa go’aan ku gaartay in ay miiska saarto lacagta lagu burburin karo heshiiska laacibkan oo ah 50-malyan oo Euro.

Laacibkan oo uu Mourinho doonayay waqtigiisii United ayaa lagu kalsionyahay in uu gacanta u gali karo Real Madrid.

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan