Aubameyang, Van Dijk, Coutinho,  iyo 10-kii xiddig ugu qaalisanaa January 2018, hadaba Macquul matahay in ay saxiixyo noocaan oo kale inay dhacaan

0
225

Suuqii January ee sanadkii hore, waxa uu ahaa mid mashquul badan sidoo kalena ay ka dhaceen saxiixyo cajiib ah.

Philippe Coutinho ayaa Barcelona ku biirray, isagoo qiimo sare kaga dhaqaaqay kooxda Liverpool.

Halka Reds ay sameeyeen saxiixii ugu qaalisanaa ebid ee difaac lala saxiixdo, ka dib markii ay Virgil Van Dijk kasoo qaateen kooxda Southampton.

Arsenal ayaa la xasuustaa in Pierre-Emerick Aubameyang ay lasoo wareegeen, halka Manchester City ay gacanta kusoo dhigeen Aymeric Laporte.

Haddaba aynu eegno xiddigihii ugu qaalisanaa ee bishan oo kale sanadkii hore lala wareegay, iyo kullamada ay safteen oo lagu daray goolasha ay u dhaliyeen kooxahooda.

10. Guido Carrillo 

Monaco ayuu ka tagay, Southampton ayuu ku biirray.

Qiimaha: £19.1m

Kullamada uu saftay: 10

Goolasha: 0

9. Theo Walcott

Arsenal ayuu ka tagay, Everton ayuu ku biirray

Qiimaha: £20m

Kullamada uu saftay: 37

Goolasha: 7

8. Lucas Moura

PSG ayuu ka tagay, Tottenham ayuu ku biirray

Qiimaha: £25m

Kullamada uu saftay: 39

Goolasha: 9

7. Cenk Tosun

Beşiktas ayuu ka tagay, Everton ayuu ku biirray

Qiimaha: £27m

Kullamada uu saftay: 31

Goolasha: 7

6. Inigo Martinez

Real Sociedad ayuu ka tagay, Athletic Club ayuu ku biirray

Qiimaha: £28

Kullamada: 33

Goolasha: 0

5. Cedric Bakambu

Villarreal ayuu ka tagay, Beijing Guoan ayuu ku biirray

Qiimaha: £35.3m

Kullamada uu saftay: 28

Goolasha: 23

4. Pierre-Emerick Aubameyang

Borussia Dortmund uu ka tagay, Arsenal ayuu ku biirray

Qiimaha: £56m

Kullamada uu saftay: 40

Goolasha: 26

3. Aymeric Laporte

Athletic Club ayuu ka tagay, Manchester City ayuu ku biirray

Qiimaha: £57.2m

Kullamada uu saftay: 41 kullan

Goolasha: 3

2. Virgil Van Dijk

Southampton ayuu ka tagay, Liverpool ayuu ku biirray

Qiimaha: £75m

Kullamadda uu saftay: 49

Goolasha: 2

1. Philippe Coutinho

Liverpool ayuu ka tagay, Barcelona ayuu ku biirray

Qiimaha: £106m

Kullamada uu saftay: 45

Goolasha: 15

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan