Live Transfer: Skriniar, Doucoure Iyo Hadal Haynta Ugu Weyn Suuqa Kala Iibsiga Xiligaan.

0
188

Macalinka Kooxda Inter Oo Digniin U Diray Kooxaha Doonaya Skriniar:

Inter Macalinkeeda Luciano Spalletti Ayaa Sheegay In Aysan Iska Diri Doonin Wiilka Wacadaraha Sameenaayo Ee Skriniar.

“Aad ayan Uga Xumahay Ma Iibin doono Xidigeena, iib Ma ahan Skriniar” ayuu Si Toos u Sheegay Macalinka Inter.

Chelsea Oo Weli Wada Hadal Kula Jirto Higuin:

Kooxda Chelsea ayaa weli Qorshaheeda ku aadan Soo Qaadashada Higuain sii xoojineysa Tasoo Diyaar u ah Inay Soonqaataan Maalamaha soo aadan.

Higuain Ayaa Loo Badina in kulankiisa ugu dambeeyo uu yahay midka ay la ciyaari doonaan kooxda Juventus ee Finalka Supper Coppa.

Doucoure ” Waan Baxayaa Aniga”

Cidaga reer France ee Qadka Dhexe kaga Ciyaara Kooxda Watford Ayaa Sheegay in uu Ka Tagi doono kooxdiisa waxa uuna rajeynayaa in uu sida ugu dhaqsiyaha ugu biiro kooxaha waaweyn ee xiiseenaya.

” wax hishiis ah lama aanan gali kooxda Psg Balse waxaan doonayaa in aan ku biiro kooxo wa weyn, waxaan isku dayi doonaa watford in aan gaarsiiyo meesha ugu sareysa”

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan