Live Transfer: Alba, Khedira, Willian Iyo Hadal Haynta Ugu Weyn Suuqa Kala Iibsiga Barqadaan.

0
233

Willian Oo Doonaya In Uu Sii Joogo Kooxda Chelsea:

Ciyaariyahanka Reer Brazil Ayaa Shali Weyn La Gelinaaye Mustaqbalkiisa Kooxda Chelsea Iyo In Uu Sii Joogi Karo Tan Iyo Bilawga Xilli Ciyaareedkaan.

Willian Oo 30-sano Jir ah Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Uu Diyaar U Yahay Ka Mid ahaanshiyaha Chelsea Isagoona Sheegay In Uusan Meel Uga Socon Kooxda Chelsea (Goal.com).

Alba Oo Rajeynaya In Uu Sii Joogo Barca:

Daafaca Buuxa Ee Xulka Spain Iyo Kooxda Barcelona Alba Ayaa Sheegay In Uu Doonaayo Sii Joogista Kooxda Barcelona.

Alba Oo Saxaafa La Hadlay Ayaa Sheegay “waxaan Doonayaa In aan Halkaan Sii Joogo Balse Mushaaraadka waa laga Ma Maarmaan”.

Jordi alba Ayaa Rajo Ka Qabo In Mushaarkiisa La Gaarsiiyo Midka Ay Kooxda Barcelona Ka Qaataan Pique Iyo Basquets.

Khedira Oo Ka Tagaayo Juventus Bisha Janaayo:

Qadka Dhexe ee Xulka Germany Ayay U Badan Tahay in uu gabi ahaanba Isaga Tagi Doono Kooxda Juva.

Juva Ayaa Hishiis La Gaartay Shalay Ramsey Taasna waxay Soo Dadajin Doontaa bixitaanka Khedira.

Emry Oo Doonayaao In Ozile Bishaan Laga Diro Kooxdiisa:

Macalinka Kooxda Arsenal Unia Emry Ayaa Maamulka Kooxda kula Talinaayo in La Iibiyo Ozile kasoo Uu Sheegay In Uusan U Baahneen Ozile.

Ozile ayaa ahaa xidig aan Muhiim Ahayn Tan Iyo Markii uu kooxda Arsenal Imaaday Unia Emry.

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan