Febregas Oo Saftay Kulankiisa Koowaad ee Kooxda Monoco Iyo Rikooradii Uu Sameeyay.

0
279

Cesc Fabregas ayaa xalay kulankiisa ugu horeesay Monaco u cayaaray kulan ay 1-1 la galeen Marseille cayaar ka tirsaneyd Ligue 1.

Cesc wuxuu noqday cayaaryahanka 5-aad ee Spanish ah kaasi oo Monaco u cayaaro 45-sa ugu dambeesay (Fernando Morientes, Gerard, Borja Lopez & Jordi Mboula).

Monaco waxay ku jiraan kaalinta 19-aad horyaalka France waxayna leeyihiin 14-dhibcood 19-kulan ay cayaareen.

Kooxda Henry hogaamiyo afar dhibcood ayay u jiraan booska heerka labaad ku laabashadiisa looga bad baadi karo.

Cesc Ayaa Diyaar u ah in kooxdiisa Cusub ee Monoco Ka caawiyo In Ay Ka Badbaadaan Heerka Labaad.

Haatan Waxa Ay Fadhiyaan Kursiga 18-aad ayagoo u baahan dadaalo badan si ay u soo galaan Kaalmaha Sare.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan