RASMI: Solari oo ku dhawaaqay safkiisa kullanka Betis, iyo xiddigo badan oo ka maqan.

0
146

Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa waxa ay caawa kullan ka tirsan horyaalka Spain ee La Liga booqan doontaa kooxda Real Betis.

Los Blancos macallinkooda Santiago Solari ayaa soo saarray liiska xiddigaha kullankan u matali doona, iyadoo ay xusid mudantahay in xiddigo badan ay dhaawac kaga maqanyihiin.

Lucaa Vazquez oo cassaan qaatay kullankii Real Sociedad qasaaraha kala kulmeen ayaa ciyaartan ganaax ku seegi doona.

Si kastaba ha ahaatee, Solari ayaa soo magacaabay safkan hoos ku qoran:

Goolhayehaal: Navas, Luca, Casilla.

Difaacyo: Carvajal, Vallejo, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo, Odriozola, Reguilon.

Khadka dhexe: Modric, Casemiro, Valverde, Isco, Ceballos, Brahim.

Weeraryahanno: Benzema, Vinicius, Cristo.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan