Hordhac: Tottenham Vs Man United, Safafka Macquulka ah Iyo Xidigaha Ka Maqan Labada Dhinac.

0
144

Kooxda Kubada Cagta Ee Spurs Ayaa Caawa Fiidki Gurigooda Ku Soo Dhawen Doonta Dhigooda Man United Kulan Ka Tirsan Horyaalka England.

Spurs Waxay Doonayaan Inay Booska labaad si Ku Meel Gaar ah U sii Fariistaan Halka Ay Sido Kale diyaar u yihiin in ay Chelsea ka Fogaadaan si ay U sii Xajistaan Booskooda Sedexaad oo ay Haatan Fadhiyaan.

Kooxda Man United waa Guuldaro La’aan Tan iyo Markii Uu Shaqada la Wareegay Soljaer Kasoo Lagu Badalay Jose Oo Shaqada Man United laga Ceyriyay.

United waxay U Biro Tumanayaan Qaabkii Ay Arsenal Kula Dhibco Noqon Lahaayeen Tasoo Shalay Qasaaro La Kulantay Waxayna Ka Sareeyaan Kaliya Sedex Dhibcood.

Hadii ay caawa United helaan Sedex Dhibcood Iyo Afar Gool Waxay Noqon Doonaan Koox Soo Fariisata Booska Shanaad iyagoo Arsenal Kala Bixi Doona Booskaas.

Safka Macquulka Ee Tottenham: Lloris; Trippier, Sanchez, Alderweireld, Rose; Sissoko, Winks, Alli, Eriksen; Son, Kane.

Safka Macquulka Ee Man United: De Gea; Young, Lindelof, Jones, Shaw; Herrera, Matic; Lingard, Pogba, Martial; Rashford.

Sacadda Laga Daawan Doono Geeska Africa: 07:30pm

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan