Higuain Oo Ka Soo Muuqday Liska Ciyaartooyda Ciyaari Doonta Kulanka Supper Copa Ee Juvantus.

0
166
MILAN, ITALY - SEPTEMBER 23: Gonzalo Higuain of AC Milan celebrates after scoring the opening goal during the Serie A match between AC Milan and Atalanta BC at Stadio Giuseppe Meazza on September 23, 2018 in Milan, Italy. (Photo by Marco Luzzani/Getty Images)

AC Milan ayaa soo saartay liiska cayaartooyda uga qayb qaadanayaan Super Copa Italia oo ay arbacada Juventus kula cayaarayaan magaalada Jidah ee dalka Sacuudi Carabiya.

Xidigaan ayaa La Rumeesnaa in Kulanki Xalay uu aha Kiisii Ugu Dambeeye ee kooxda Ac Milan.

Higuain Ayay Ka Go’an Tahay Ka Tagista kooxda Milan Asagoo Doonaya in uu La Midoowo Macalinkiisii Hore ee Sarri Oo Chelsea Hogaamiya.

A Donnarumma, G Donnarumma, Reina, Abate, Calabria, Conti, Laxalt, Musacchio, Rodriguez, Romagnoli, Simic, Strinic, Zapata, Bakayoko, Bertolacci, Kessie, Mauri, Montolivo, Paqueta, Borini, Calhanoglu, Castillejo, Cutrone, Higuain

Higuain Ayaa Aad Loola Xiriirinayaa In Uu Ku Biiri Doono Kooxda Chelsea Tasoo Rajeyneesa In uu Ku soo Biiro Kooxdooda.

Hadaba Ma Isleedahay Huguain In Uu Chelsea Imaan KaronKa Hor Kulanka Supper Coppa.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan