HALF TIME.: Man United Oo Hogaanka U Haysa Kulanka Ka Soconaya Wembley.

0
99

Manchester United oo kulamadii u danbeeyay gaaraysay guulo xariir ah, ayaa markanna 1-0 ku hogaaminaysa Tottenham kulanka ka soconaya Webmley.

Labada kooxood oo soo babdhigay ciyaar qurix badan ayaa abuuray fursado dhawr ah oo gool noqon karay.

Balse United ayay u suurta gashay in ay ciyaarta hogaanka u qabato daqiiqaddii 44-aad ee ciyaarta markaa oo ui shabaqa gaaray Marcus Rashford.

Kubadda uu weeraryahanka England shabaqa dhex dhigay ayaa waxaa si qurux badan ugu soo dhiibay Paul Pogba, kaas oo qaab ciyaareed wanaagan kujira tan iyo markii uu kooxda ka dhaqaaqay Jose Mourinho.

Kulanka ayaana qaytiisi hore kusoo idlaaday 1-0 oo ay ku horkacayso Manchester United.

 

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan