Gattuso Oo Sheegay In Higuain Ay Ga’an Tahay Ka Tagista Kooxda Milan Uuna Ku Biiraayo Chelsea.

0
146

Macalinka Kooxda Ac Milan Gattuso ayaa shaaca Ka Qaadin In Weeraryahanka reer Argentina Ay Ka Go’an Tahay Ka Tagista kooxda Ac Milan.

Higuain Ayaa Tan Iyo Bilaawga Bishaan Lala Xariirinayaa Ku Biiritaanka Kooxda Chelsea tasoo iyana isku Dayo Badan Oo Ay Ku Soo qaadaneyso Sameesay.

Gattuso Ayaa Wax Badan ka Hadlay Xaalada Higuain Asagoona Sheegay in Xidigaan Uu Diyaar U Yahay Ku Biiritaanka Kooxda Reer England Ee Chelsea.

“Marka Ciyaariyahanka Dooq Sameesto Way adag tahay In Aad ku qanciso U Ciyaarista Kooxda” ayuu sheegay Gattuso Oo Hadlaaye Higuain.

“Kooxda Hogaan Keeda Waa Uu Sanaagsan Yahay¬†Cutrone Iyo Andrea Conte Aad ayay U ciyaaraan Berayahaan, Waana Sii Wadi Doonaa Guulaheena, Wax walb wey noo Wanaagsan yihiin”

“Haa Waan Idin Sheegay Waxa Uu Doonayaa In Uu Baxo Dooq ayuu Xilli hore sameestay wayna Nagu adag tahay in An isaga Joojino” ayuu si toos u sheegay Gattuso.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan