AC Milan Oo Tottenaham U Sheegtay Qiimaha Ay Ku Heli Karto Frankie Kessie.

0
166

Sida ay ku warrantay Corriere dello Sport, Tottenham Hotspur ayaa si aad ah u xiisayanaysa laacibka qadka dhexe kaga AC Milan ee Franck Kessie.

Kessie oo Milan ku sugan wax ka yar laba sano ayaa heshiis amaah ah oo ay kooxda San Siro dooq u haysato in ay iibsato kaga soo dhaqaaqay Atlanta.

Laacibka heerka caaalami ee reer Ivory Coast ayaa soo jiitay tababare Mauricio Pochettino oo maamula kooxda kadhisan London ee Spurs.

Xidigan ayaa suuqa ka jooga adduun dhan 24-malyan oo Euro, balse Milan ayaa doonaysa  kasoo celiso qiimaha ay kula wareegayso ayna sidoo kale ka samayso macaash.

Corriere dello Sport ayaana lu warramaysa in Tottenham ay diyaar u tahay ib laaciblan ku qarash garayso aadduun dhan 40-malyan oo Euro.

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan