Real Madrid Oo Loo Sheegay Qiimaha Ay Ku Heli Karto Harry Kane.

0
271

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa soo cusboonaysiisay xiisihii ay u qabtay xidiga weerarka kaga ciyaara Tottenham Hotspur ee Harry Kane.

Weeraryahanka xulka England ayaa waqti dheer dooradi u saarnaa kooxda kadhisan caasimadda Spain ee Los Blancos.

Sida ay baahisay AS Real Madrid ayaa kooxda reer London waydiisay qiimaha lagu heli karo Harry Kane.

Spurs ayaana madaxa Kane duldhigtay adduun lacageed dhan 310-malyan oo lacagta ganiga istarliinka ah.

Kooxda uu maamulo Santigao Bernabeu ayaana la ogayn sida ay uga soo fal celin doonto lacagta ay Tottenham ku doonayso Kane.

 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan