FULL TIME: Mo Salah Oo Liverpool Ka Caawiyay In Ay Ka Tallabsato Brighton.

0
175

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ugu danbayn ka taqallustay Brighton & Hove Albion, kulan kusoo idlaaday 1-0.

Kooxda tababare Klopp ayaa goolka agoonka ah ka heshay weeraryahankeeda gool magafaha ah ee Mohamed Salah.

Salah ayaana gool u baddalay gool kulaad loo dhigay kooxdiisa Liverpool daqiiqaddii 50-aad ee ciyaarta.

Kulanka ayaana waqtigii loogu talagalay kusoo idlaaday 1-0 oo ay guushu ku raacday Reds, oo wali hogaanka u haysa Premier League.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan