HALF TIME: LIVERPOOL OO MARI LA’ BRIGHTON.

0
53

Kooxda kubadda cagta Liverpool oo asbuucii lasoo dhaafay laga soo saaray FA Cup, ayaa waqtigan ku dhibtoonaysa in ay gaarto shabaqa Brighton.

Reds oo kulanka intiisa badan maamulaysay ayaa abuurtay fursado dhawr ah oo gool noqon karay inkasta oo aysan shabaqa gaarin.

Ciyaartooyda Brighton ayaa sidoo kale ku dhawaaday in ay hogaanka u qabtaan kulanka, walow uu ka diiday gool haye Alisson.

Ciyaarta ayaana waqtigii loogu talagalay kusoo idlaaday 0-0 oo ay labada kooxood isku garba dhaceen.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan