HALF TIME: Chelsea Iyo Newcastle Oo Barbaro Ku Kala Aaday Nasiinada Kulanka Kasoconaya Stamford Bridge.

0
67

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa cadaadis kala kulmaysa Newcastle United kulanka ka soconaya Stamford Bridge.

Blues oo hogaanka u qabatay ciyaarta ayaa gool ka heshay xidigeeda Pedro daqiiqaddii 9-aad kadib caawin uu ka helay David Luiz.

Balse Neswcastle oo aan isdhigan ayaa goolka barbaraha heshay daqiiqaddii 50-aad, kadib gool uu u ansixiyay laacibkeeda C.Clark.

Kulanka ayaana qabtiisa hore lagu kala nastay 1-1 oo ay labada kooxoodba isku garba dhaceen, Sarr ayaana looga fadhiyaa in uu ciyaarta wax ka badalo qaybta labaad.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan