EPL: Hordhaca kullanka Chelsea iyo Newcastle United, iyo safafka macquulka ah ee kusoo billaaban kara.

0
122

Ciyaarta ugu dambeysa kullamada maanta ee Premier League ayaa waxa uu dhex mari doonaa kooxaha Chelsea iyo Newcastle United.

Garoonka Stamford Bridge ayaa ciyaartan ay ka dhici doontaa, waxaana xilliga geeska Africa ay soo geli doontaa 20:30.

Xiddigaha ka maqnaan kara labada koox, iyo kuwo kusoo laabanaya

Ruben Loftus-Cheek ayaa ciyaartan dhaawac dhabarka ah kaga maqnaan doona, halka Alvaro Morata oo cajarka dhibaato ka qabo isna shaki laga gelinayo safashada kullankan.

Federico Fernandez, Mohamed Diame iyo Jonjo ayaa dhammaantood shaki laga gelinayaa inay ka maqnaadaan kooxda Macallin Rafa Benitez.

Safafka macquulka ah ee kusoo billaaban kara

Chelsea: Arrizabalaga; Alonso, Luiz, Rudiger, Azpilicueta; Kovacic, Jorginho, Kante; Hudson-Odoi, Hazard, Pedro

Newcastle United: Dubravka; Yedlin, Fernandez, Lascelles, Clark, Manquillo; Ritchie, Shelvey, Heyden, Perez, Rondon

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan