Tababare Maxi Allegri Oo Ku Dhawaaqay Safka Juventus Ee Wajahaya Bologna.

0
204

Tababare Maxi Allegri ayaa soo magacaabay ciyaartooyda Juve u matalaysa kulanka Copa Italia ay kooxdiisu barri ku wajahayso Bologna.

Safkan oo ay kasoo muuqdeen xidigaha ugu muuhimsan kooxda Bianconeri oo ay hogaaminayan Cristiano Ronaldo iyo Dybala.

GOOL HAYAASHA: Szczesny, Perin, Pinsoglio, Siano;

DAAFAFYADA: De Sciglio, Chiellini, Benatia, Alex Sandro, Bonucci, Rugani, Spinazzola;

QADKA DHEXE: Pjanic, Khedira, Matuidi, Emre Can, Bentancur;

WEERARKA: Ronaldo, Dybala, Douglas Costa, Kean, Bernardeschi.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan