Chelsea Oo Heshiis Lagaartay Baddalka Cesc Fabregas.

0
300

sida ay baahisay The Telegraph kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa lagu soo warramayaa in ay qarka u saarantahay in ay samayso saxiixeedi ugu horreeyay ee bishan janaayo.

Kooxda tababare Maurizio Sarri ayaana gacanga ku dhigaysa xidiagaha ka ciyaara Serie A ee Leandro Paredes iyo Nicola Barella.

Labadan xidig ee ka ciyaara qadka dhexe ayaa laga in ay wada yimaadaaan Stamford Bridge, si ay baddal ygu noqdaan xidiga kooxda ka dhaqaaqaya ee Stamford Bridge.

Halka ay kooxda horay ay ugu sugnaayeen xidigaha N’Golo Kante, Jorginho, Ruben Loftus-Cheek iyo Ross Barkley.

Si lamid ah Blues ayaa qadka dhexe u haysata xiidiga amaahda kaga soo maqan Real Madrid ee Mateo Kovacic.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan